GAALKACYO | ISIMADA DHAQANKA EE GOBOLKA  MUDUG
GAALKACYO | ISIMADA DHAQANKA EE GOBOLKA MUDUG

Isimada dhaqanka gobolka mudug ayaa ganacsatada iyo bulshada magaalada ugu baaqay in lala shaqeeyo guddiga horumarinta Degmada kuwaasi oo degmada ka wada hawlo waaweyn oo bulshada gaalkacyo muhiim u ah.