© 2008-2025 One News Page Ltd.
All rights reserved.One News® is a registered trademarkof One News Page Ltd.
GALKACYO | GOBOLKA MUDUG OO LAGA DAAHFURAY TODDOBAAKA DHIREYNTA
Maamulka gobolka mudug, maamulka degmada galkacyo, wassaarada deegaanka,daaqa iyo isbedelka cimilada ayaa si wadajir ah u daahfuray toddobaadka dhireynta puntland oo maanta ka furmay magaalada Galkacayo