DAGAALADA SOKEEYE EE WARDHEER IYO DAGAALKA CADOWGA DUULLAANKA KU AH GALDEEBKA SITTI
DAGAALADA SOKEEYE EE WARDHEER IYO DAGAALKA CADOWGA DUULLAANKA KU AH GALDEEBKA SITTI

Nabadoon Khadar ayaa nooga warramay sababta uu u soo noqnoqonayo dagaal beeleedka Wardheer iyo sidii xal waara looga gaadhi lahaa.

Sidoo kale Nabadoonka oo ka hadlay xaaladda Galbeedka Sitti asaga oo qurbajoogta Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garabistaag u muujiyaan ciidamada dagaalka kula jira Canfarta | Waxa uu u warramay Wariye Jamarti